Nuxurka War Qoraala oo ku Socda Mudanayaal ka Tirsan Golaha Guurtidda

0
451

Hargeysa (Dawan) Gudoomiyaha guddida joogtadda ah ee golaha guurtidda, mudane Siciid Cabdillaahi Yasir , ayaa faray xildhibaanada guddida joogtada ah ee golaha guurtidu inay ku soo noqdaan shaqooyinkoodii oo dib u bilaabmi doona maalintada Santida.

Artintan ayaa imaneysa kadib markii uu xannuunka Covid-19 loo hakiyay shaqooyinkii ay guddidani u qaban jireen golahaasi.

Qoraalkan oo ka soo baxay xafiiska gudoomiyaha guddida joogtada ee golaha guurtida oo soo gaadhay xafiiska warqabadka ee mareegta Dawan ayaa u dhignaa sidan.

ĺ

Leave a Reply