Golaha Wakiiladda oo Dacwad ka Gudbiyay Gudoomiyaga Xisbiga Ucid

0
532

Hargeysa (Dawan) Garyaqaanka golaha wakiilada Cabdiraxmaan Hirad ayaa shaaca ka qaaday in dacwad ka dhan ah gudoomiyaha xisbiga UCID ay ugudbinayaan xeer ilaaliyaha guud.

Arrintan ayaa imaneysa xili shalay ay guddida joogtada ah ee golaha wakiiladdu ay warbaahinta ka hor akhriyeen eedaymaha loo heysto, gudoomiyaga xisbiga UCID Faysal Cali Waraabe.

Garyaqaanka golaha wakiilada Cabdiraxmaan Hirad

Leave a Reply