Agaasimihi Cisbitaalka Guud ee magaalada Borama oo xilkii laga Qaaday

0
801

Hargeysa (Dawan) Wasiirka wasaaradda horumarinta caafimaadka Somaliland, Cumar ayaa xilkii ka qaaday agaasimihii cisbitaalka Borama, islamarkaana u magacaabay agaasime cusib.

Waxaana sidan lagu sheegay war qoraala oo ka soo baxay xafiiska wasiirka caafimaadka Somaliland.

 

 

 

Leave a Reply