Taariikhda Iyo Dadka Halgama!

0
822

Sh.Cumarย  Al-Mukhtar wuxu dhashay Bishii Augsut sanadkii 1858 , waxaana uu noqday hogaamiyihii dagaalkii ay shacbiga Liibiya iskaga xoraynayeen gumaystihii Talyaniga.

Sawirku waa markii la qabtay sanadkii 1931 , dhamaantood dadka ku xeerani way dhinteen magacoodana waa la ilaabay, laakiin Sh.Cumar Al-Mukhtarย  wuxu noqday taariikhda dunida iyo tan Liibiya mid ka dhex ifaya. Qofka dadkiisa waxtara sidaasi ayay weligood loo xusuustaa. Waxaana halagankiisa laga sameeyay filimo badan ooย  xiiso leh oo wakhti kasta la daawado.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here