Wararka Dalka Xukuumadda Somaliland oo Mabnuucday Tubaako Muran badan Dhalisay By Khadar Maxamed - July 15, 2020 0 850 FacebookTwitterPinterestWhatsApp Hargeysa (Dawan) Wasiirka wasaarada ganacsiga Somaliland ayaa mamnuucdey Tubaakada LYFT, oo mudooyinkii ugu danbeeyey buuq badan ka dhex dhaliyay, bulshada islamarkaana ay hadal heyn badani ka dhalatay isticmaalkeeda.