Kalfadhigii Golaha Wakiiladda oo furmay iyo Ajandaha oo ay….

0
537

Hargeysa (Dawan) Waxaa saaka si rasmiya u furmay kalfadhigii 43-aad ee golaha wakiiladda Somaliland.

Waxaa furay kalfadhigaasi gudoomiyaha golahaasi mudane, Baashe Maxamed Faarax, oo uu hareer fadhiyo gudoomiye ku xigeenka  golahaasi mudane Axmed Yaasin Sheekh Cali Ayaanle.

Intaas kadib waxaa loo qaybiyay mudanaayasha ajandaha oo uu ugu horeeyo xeerka guud ee doorashooyinka.

Mudanayaasha ayaa intii aan kalfadhigu furmin waxaa xughayaha guud ee golaha wakiiladdu ku wargeliyay in ay kursigiiba laba mudane fadhiistaan, si looga hortago faafitaanka xannuunka safmarka ah ee covid-19.

Halkan ka akhri

 

 

 

Leave a Reply