Sharciga Shahadada Guurka!

0
492

Dalka Fiitnaam eek u yaalla koonfur bari Aasiya ayaa sharci iyo qaynuun u sameeyay labada qof ee is guursanaya .

Qaynuunkan ayaa khasab ka dhigaya inay lamaanaha is guursanayaa ay haystaan labaduba  shahaado caafimaad oo dhinaca maskaxda ah, taasi oo muujinaysa in aanay laba qof oowaalan.  Qaynuunkan oo dalkaasi dhamaantii lagaga dhaqmo ayaa la sheegay inuu ku salaysan yahay sidii loo ilaalin in laba qof oo waalan ama  qof iyo waalan iyo mid miyir qaba aan la isugu guurin. Iyado weliba laga ilaalinyo in gabadha qof waalan guri loogu xereeyo iyadoo banaankiiba aanay kaga nabad gelayn.

Marka labada qof ay soo qaataan warqadda caafimaadka maskaxda ayaa laga ogolaada inay is guursadaan.

 

Leave a Reply