Somaliland oo Xayiraadii ka qaaday Shirkada Future Traders

0
571

Hargeysa (Dawan)-Guddoomiyaha bangiga dhexe ee Somaliland, Mudane Cali Ibraahim Jaamac ayaa maanta war ka soo saaray shirkadda Future Traders iyo Mulkiilaheeda Looge Yusuf Cali oo ka shaqeeya Suuqa lacagaha ee FOREX.

Waxaanu uu guddoomiyaha sheegay in ay xayiraaddii ka qaadeen Hantida Maxamed Cawaale (Looge).

Sidoo kale, bulshada ayuu ugu baaqay in aanay suuqaasi ka ganacsan.

Shirkadda Future Traders oo ka shaqaysa suuqa adeega isku sarifka lacagaha ee Forex ayaa hore looga mamnuucay Somaliland, iyadoona Bangigu uu mudo dheer baadhis ku waday.

 

Leave a Reply