Wararka Dibeda Boolisku Toronto oo lagu eedeeyey dhibaateynta dadka Madowga ah By admin - August 15, 2020 0 671 FacebookTwitterPinterestWhatsApp Ontario-(Dawan)-Hay’adda u doodda xuquuqda aadanaha ee gobolka Ontario ee dalka Canada ayaa warbixin ay soo saartay ku sheegtay in booliska magaalada Toronto uu dhibaateeyo dadka madow, in kabadan dadyowga kale ee ku nool magaaladaasi.