Boolisku Toronto oo lagu eedeeyey dhibaateynta dadka Madowga ah

0
522

Ontario-(Dawan)-Hay’adda u doodda xuquuqda aadanaha ee gobolka Ontario ee dalka Canada ayaa warbixin ay soo saartay ku sheegtay in booliska magaalada Toronto uu dhibaateeyo dadka madow, in kabadan dadyowga kale ee ku nool magaaladaasi.

Leave a Reply