Guddi Hoosaadka Arrimaha Bulshadda Guurtidda Oo Kulan La Yeeshay Wasirka Waxbarashada

0
487

Hargaysa (Dawan): Guddi hoosaadka arrimaha bulshadda ee golaha Guurtida Somaliland ayaa kulan xog waraysi ah la qaatay wasiirka waxbarashadda.
Kulankaasi oo ka qabsoomay xafiiska wasiirka waxbarashada ayaa la xidhiidhay sidii uu wasiirku warbixin uga siin lahaa halka ay marayso waxbarshada dalku.
Waxaana faahfaahin ka bixiyay kulankaasi kadib guddoomiyaha guddi hoosaadka arrimaha bulshada ee golaha Guurtidda iyo wasiirka waxbarashadda.
Daawo Hadaladii xildhibaanka iyo wasiir Toorno:


Dawannews.com/Hargaysa Office.

Leave a Reply