Hay’adda Shaqaalaha iyo Wasaaradda Caafimaadka oo Qiimeyn ka Bilaabay Cisbitaalka Guud ee Hargeysa

0
366

Hargeysa (Dawan) Guddi ka kooban wasaaradda horumarinta caafimaadka iyo Hay’adda shaqaalaha dawlada, ayaa si rasmi ah uga bilaabay cusbitaalka guud ee magaalada  Hargeysa qiimayn, hubin iyo dib u xaqiijinta tirada shaqaalaha rasmiga ah ee Dawlada, islamarkaana ka hawl gala cusbitaalka taas oo qayb ka ah qorshaha tayaynta adeega cusbitaalka Hargeysa u hayo bulshadiisa.

Maaha goobtii koobaad ee xarun dawladeed ah ee sidan oo kale loogu sameeyo,  qiimayn iyo waliba hubin la xidhiidha tirade rasmiga ah ee ka hawlgasha goobkasta oo xarun dawladeed ah.

Image may contain: 1 person, sitting and indoor

Image may contain: 4 people, people sitting and indoor

Image may contain: 1 person, sitting and indoor

Image may contain: 3 people, people sitting, table and indoorImage may contain: 2 people, people sitting

Image may contain: 2 people, people sitting, table and indoor

Leave a Reply