Biden oo Aqbalay Musharraxnimada Madaxweyne ee Xisbigiisa

0
500

Joe Biden, oo muddo ku dhow nus qarni ku dhexjiray siyaasadda Maraykanka ayaa habeenkii xalay aqbalay musharraxa madaxtinimo ee xisbiga Dimoqraadiga uga qeybgali doona doorashada 3-da November.

Leave a Reply