Machadka Shaqalaha Dawladda Somaliland Oo Heshiis La Saxeexday Dhigiisa Ghana

0
392

Hargaysa (Dawan): Machadka tababarka shaqaalaha dawladda Somaliland iyo machadka tababarka ee dawladda Ghana ayaa maanta si rasmiya u kala saxeexday heshiis iskaashi waxbarasho.
Munaasibad arrintaasi lagu shaacinayay ayaana maanta lagu qabtay magaaladda Hargaysa.
Waxaana munaasibadaasi ka soo qayb galay madaxweyne ku-xigeenka Somaliland, wasiirro, agaasimeyaal guud iyo masuuliyiin kala duwan.
Daawo:Warkaasi:


Dawannews.com/Hargaysa Desk.

Leave a Reply