Somaliland: Qabsoomida Doorashooyinka Wakiillada iyo Deegaanka oo la muddeeyay

0
468

Hargeysa (Dawan) Guddida doorashooyinka Qaranka Somaliland, ayaa xisbiyada Qaranka maanta ku war-galiyey in muddo 9 bilood ah ku qaban karaan doorashada golaha wakiilada iyo deeganka .

Waxaana ay doorashadu ku beegmaysaa bisha 5-aad ee sanadka fooda Inagu Soo haya ee 2021 .

Leave a Reply