Barnaamij Diiniya Oo Dhalinyaradda Lagu Dhiirgelinayo Oo Hargaysa Lagu Qabtay

0
492

Hargaysa (Dawan): Barnaamij Diini ah oo dhalinyaradda lagu dhiirigelinayo ayaa xalay lagu qabtay masaajidka Al-Furqaan ee magaaladda Hargaysa gaar ahaana xaafadda Xero-awr ee degmadda 26-ka June.

Barnaamijkaasi oo ah mid sanad le ah, ayaa loogu magic daray Dhiiri gelinta Dhalinyarradda.

Kaasoo  u jeedadda laga leeyahay ay tahay sidii dhalinyaradda loogu wacyigelin lahaa wanaaga diinta, isla markaana looga digi lahaa dhibaatadda balwadaha.

Daawo: Khudbadihii Halkaas Laga Jeediyay:

 

Dawannews.com/Hargaysa Office.

 

Leave a Reply