“Dunida Hallaga Arko oo Warbaahintu Ha Joogto Marka la Karbaashayo”Xil Axmed Dirir Cali

0
604

Hargeysa (Dawan) Xildhibaan Axmed Dirir Cali kana mida mudanayaasha golaha guurtidda Somaliland, ayaa soo jeediyay in mar qudha dunida oo dhan laga wada arko cidkasta oo lagu qabto Maandooriye xiliga la karbaashayo, goob fagaare ah oo warbaahintu joogtana lagu jeedalo.

Xildhibaanka oo dood ka dhiibanayayay xeerarka la dagaalank mukhaadaraadka oo maalmihii u danbeeyay doodiisu golaha ka socotay ayaa ku sababeeyay soo jeedintiisa in tallaabadaasi wax weyn ka tareyso la dagaalanka Maandooriyaha kolka lagu fuliyo fagaare warbaahintu tabineyso, cidkasta oo falkaasi lagu qabto.

Halkan ka Daawo

Leave a Reply