Badhasaabka Sool Oo Magacaabay Guddiga Qaban Qaabada Xulka Gobolka

0
484

Laascaanood (Dawan): Badhasaabka gobolka Sool C/qani Maxamuud Jiidhe, ayaa maanta magacaabay guddiga qaban qaabada iyo soo xulista xulka Kubadda cagta ee gobolkaasi.
Guddigan ayaa soo xulaya ciyaartooyga xulka gobolka Sool uga qayb geli doona tartanka ciyaaraha goboladda dalka Somaliland oo la qorsheeyay in ay qabsoomaan bisha soo socota.


Xubnahan guddiga ah ee uu badhasaabka Sool magacaabay ayaa ka kooban 11 xubnood.
Waxaanu badhasaabku faray in hawsha loo igmaday si dhakhso ah u bilaabaan, maadaama oo wakhtigu kooban yahay.
Waraaqda magacaabista badhasaabka Sool waxay u dhignayd sidan:

Dawannews.com/Hargaysa Somaliland.

Leave a Reply