Wararka Dalka Wasaaradda waxbarashada Somaliland oo Shaacisay Tababar macalinimo By Khadar Maxamed - September 19, 2020 0 1128 FacebookTwitterPinterestWhatsApp Hargeysa (Dawan) Wasaaradda waxbarashada iyo sayniska Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa baahisay deeq waxbarasho oo la xidhiidha tababar macalinimo oo socon doonta laba sanno. Shuruudaha deeqda hoos ka akhriso.