Somaliland oo digniin iyo Fariin u dirtay beesha Caalamka iyo Dawladda Xamar.

0
454

Hargeysa-(Dawan)- Xukuumadda Jamhuuriyadda Somaliland ayaa beesha calaamka u sheegtay in aanay wax shaqo ku lahayn doorashooyinka Dalka Soomaaliya .

Dhinaca waxa ay dawladda Soomaaliya uga digtay in ay ka wantoobaan sheegashada dhulka Soomaaliya iyo riyada maalinlaha , waxa sidaa lagu sheegay war-saxafadeed kasoo baxay wasaaradda arrimaha debadda Jamhuuriyadda Somaliland oo u dhignaa sidan:,

 

Leave a Reply