Aqoonta Kooban Iyo Halista Ay leedahay!

0
461

Markii uu go’aansaday inuu noqdo duuliye Dayuuradeed (Pilot) wuxu soo ibsaday kitaab cinwankiisu ahaa : Isbar sida Dayuurad loo duuliye Macalin la’aan. . Wuxu bilaabay inuu akhristo ilaa uu gaadhay inuu si fiican ubarto habka loo duuliyo.  Maalintaasi ayuu tegay xarunta dayuuradah lagu kireeyo waxaana uu ka kiraysaty dayuurad markii uu imtixaakii ay ka qaadeen u gudbay.

Markii uu koray dayuuradaii ayuu buugiisa la soo baxay oo raacay talabooyinkiisa ilaa ay dayuuradii hawada gashay , si fiican ayu ugu raxaaysaty aadna wuu u faxar sida fiican ee uu uga faa’idayatya buuga.

Markii ay ka dhamatay mudadii uu hawada ku jira lahaa ayuu isku deyay inuu soo fadhsiiyoo dayuuradii, buugaaiis ayuu la soo kal baxay oo xashi u raaacay ilaa uu gaadhay xaashidii ugu danbaysay.

Nasib daro waxa ku qoraa xaashdan casharka soo fahdiistiunua waa Buugga labaad bilwogiisa.  Markaasi ayuu ku  dhowaaqay odhaahda ah “ Duuliyee, haddab yaa fadhiisinya “? Sidaasi ayay dad badan u wareeraan aqoon aan dhamasytiran oo keenays inay  nhalsi ku galaan.

Leave a Reply