Wasiir Boos Oo Furay Tartanka Kooxaha Heerka Saddexaad

0
570

Hargaysa (Dawan): Tartanka ciyaarraha kooxaha heerka koowaad ee caasimadda Hargaysa ayaa maanta ka furmay garroonka Hargeisa stadium.
Waxaana tartankaasi si rasmiya u furay waasiirka wasaaradda dhalinyaradda iyo ciyaaraha Somaliland Boos Mirre Maxamed.

Dawannews.com/Hargaysa Office.

Leave a Reply