Daawo: Ku Dhaqanka Sunnada Nabiga || Sheekh Dirir

0
757

Hargeysa (Dawan) Sheekh Muxummed Sheekh Cumar Dirir ayaa bulshada ku baraarujiyey dhallinyarada baraha bulshada had iyo jeer akhriya ee shubuhaadka iyo waswaaska lagu furayo akhriyaan caddeymaha iyo jawaabaha culimada, aqoontoodana ballaadhiyaan, diinta saxda ah cidda laga qaadanayana waa Nabi Muxummed CSw iyo saxaabadiisii RC iyo in meelaha loo raadsado, shubuhaadkaana in laga feegijnaado

Khudbadii Jimcaha maanta (Shalay) oo uu kaga hadlay ku dhaqanka sunnada Nabiga CSW ayaa sheegay inay waajib tahay ku dhaqanka axaadiista nabiga CSW loona daliishado sida quraanka loo daliishanayo.

Halkan ka Daawo

Leave a Reply