Wasiir Seed oo ka noqday Heshiis aanu Baadhitaan ku Samayn

0
482

Hargeysa-(Dawan)- Wasiirka wasaaradda Beeraha Somaliland, Axmed Muumin Seed ayaa ka laabtay heshiis uu hore ula galay shirkad laga leeyahay dalka Shiinaha  taas oo geedka Coster ka beeri lahayd Wajaale.

Wasiir Seed ayaa shirkadda hore ugu ogolaaday in ay Wajaale geedka ka beerto isaga oo aan wax baadhitaan ah ku Samayn khatarta geedka .

Qaar ka mid ah khubarrada beeraha ayaa si adag uga hadlay dhibaatada uu geedka u leeyahay dhulka, Xoolaha iyo dadka waan sababta uu hadda Wasiirku ugu noqday heshiiska.

 

 

Leave a Reply