Xulashada Shaqaalaha Kartida Leh !

0
533

Shirkadda caanka ah ee Google ayaa marka ay xulanayaan shaqaalaha cusub ku qiimeeya saacadaha usoo jeedi karo oo aanu hurdo u baahan iyo arrimo kale oo badan oo xidhiidh la leh shakhsiyadda iyo ruuxda qofka shaqaalaha ah.

Shirkadda Google ayaan ku qiimayn  shahaadooyinka aqooneed ee ay sitaan ama aqoonta cilmiga ah ee ay barteen, sida shirkadaha kale ay caanka ku yihiin, taasi oo ay u aragto mid aan muhiim u ahayn shirkadda Google.

Google waxa ay ku xulataa shaqaalaheeda kartida iyo awoodda shaqada uu leeyahay. Tusaale ahaana waxay ku tixgeliyaan  Waxa kale oo qiimaynta ugu jirta awoodda iyo kartida qofka shaqaalaha ahi uu leeyahay inuu saacado badan isticmaali karo Aaladda Computerka.

Google ayaa sheegay in aqoonta oo ay ka madhan tahay kartida qofka aanay waxba ka tarayn hawsha la rabo sidaasi darteedna muhimadda koowaad ay siiso hawlkarniamda qofka shaqaalaha laga dhigayo

Leave a Reply