Golaha Wakiillada oo laalay Kootadii Haweenka iyo isxambaarka

0
497

Hargeysa-(Dawan)-Golaha Wakiillada Somaliland ayaa maanta Ansixiyay Xeerka Doorashooyinka Somaliland ka dib muran ka dhashay fadhigii shalay.

Xildhibaanada golaha wakiillada ayaa xeerka ka saareen Qoondadii (kootadii)Haweenka iyo Beelaha la hayb-sooco, waxanay diideen Nidaamka Isxambaarka oo qaar ka mid ah xildhibaanada Gobollada barigu ku soo bixi jireen.

Golaha Wakiillada Jamhuuriyadda Somaliland ayaa Qodob qodob u ansixiyay Xeerka Doorashooyinka.

Leave a Reply