Wasaaradda Warfaafinta oo Bogaadisay Xisbiga Waddani

0
516

Hargeysa-(Dawan)- Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Warfaafinta , dhaqanka iyo Wacygelinta , Cabdinaasir Cumar Jaamac oo ka hadlaayay go’aanka xukuumadda ee xisbiyadda mucaaradka loogu ogolaaday in warbaahinta dawladda laga sii daayo dhaliisha xukuumadda ay u jeedinayaan, ayaa  Xisbiga Waddani si gaar ah ugu amaanay qaabka ugu falceliyey.

“Madaxweynaha ku amaanan inuu wixii lawada làhaa in lawada isticmaalo uu gartay , xisbiyadda mucaaradkana waan uga mahad celinaynaa siday arrintaa u taageereen , gaar ahaan xisbiga Waddani oo wasiirkii hore ee warfaafinta si qiimo badan arintaasi uga hadlay” ayuu yidhi

Leave a Reply