Guddoomiyaha Solja oo Wasaaradda Warfaafinta ku boorriyey horumarinta Warbaahinta

0
86

Hargeysa-(Dawan)- Kulan lagaga arrinsanayo Siyaasada Warbaahinta Somaliland ayaa Saaka si rasmiya uga furmay Xarunta Waaaaradda Warfaafinta.

Kulanka oo ay kasoo qaybgaleen daneeyayaasha arrimaha Warbaahinta ayaa waxa ka hadlay guddoomiyaha Ururka Suxufiyiinta Somaliland ee Solja.  Maxamuud Cabdi Jaamac.

“Farxad bay noo tahay in wasaaradda Warfaafintu ku dhiirratay samaynta siyaasadda warbaahinta. Waxa kale oo aan ku boorrinayaa in wasaaradda warfaafintu horumariso warbaahinta Somaliland si ay qaybtooda uga qaataan difaaca dalka” ayuu yidhi

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here