Mdaxweynaha Somaliland oo u Jawaabay Farmaajo

0
555

Hargeysa-(Dawan)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi ayaa ka Jawaabay hadal Xalay kasoo yeedhay Madaxweynaha Ciidamada Shisheeye ku iIaaliyaan dalkiisa Fashilmay ee Soomaaliya.

“Shantii Soomaaliyeed inay midoobaan reer Somaliland kow bay ka yihiin, laakiin caqliga siyaasiyiinta Xamar jooga iyo 5 madaxeyne ma yahay kii Soomaali isu keeni lahaa?”

“Farmaajo waxa aan leeyahay “Ha tilmaamin midnimo waadigii taababka u jaraye” ayuu yidhi Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland oo ka hadlay Kuliyada tababarka Macalimiinta.

Leave a Reply