Gobolka Sool Oo Ay Ka Da’een Roobab Lagu Qabawsaday.

0
562

Laascanood-(Dawan)-Guddoomiyaha gobolka Sool Cabdiqani Maxamuud Jiidhe, ayaa sheegay in ay Roobab si weyn loogu diirsaday ka da’een magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka  Sool.

Cabdiqani Maxamuud Jiidhe Guddoomiyaha gobolka Sool, oo wakaaladda wararka Somaliland ee solna ugu waramay khadka tilifoonka ayaa sheegay in ay roobabkii dayrtu ka curteen gobolka Sool, wuxuuna guddoomiyuhu intaas ku daray in roobkaas ka da’ay Laascaanood ay bulshadu ku diirsatay.

Waxa kale, oo uu guddoomiyaha gobolka Sool, bulshada gobolkass ugu baaqay in ay ka fogaadaan meelaha Togagga iyo biyo mareenada ah xiligan ay roobabku day’aan, isaga oo tilmaamay in ay wakhtiyadan oo kale meelaha biyo mareennada ahi ay sababaan khasaare ay keenaan daadadka ku soo rogmada meelaha jeex-

Leave a Reply