Somaliland oo Hubineysa Tayada Baabuurta

0
618

Hargeysa (Dawan) Somaliland waxaa wali dhibaato ku haya shilalka baabuurta, waxaana loo aaneeyaa tayada gaadiidka oo liidata, iyo waliba aqoon dari haysata qaar ka mid ah darawaliinta gaadiidka.

Laakin haatan waxa la furay xarumo lagu eego tayada gaadiidka, iyadoo darawaliintana lagula taliyay inay qaataan casharo la xiriira wadista baabuurta si ay naftooda iyo nafta dadka kaleba u badbaadiyaan.

Halkan ka Daawo

Leave a Reply