Wejigii labaad ee Barnaamijka la Dagaalanka Ayaxa oo…

0
614

Hargwysa (Dawan) Wajigii labaad ee hawlgalka la dagaalanka Ayaxa ee dhinac Hawada ayaa lagu Daah-furay garoonka diyaaraduhu ka hadaan ee Cigaal international Airport ee magaalada Hargeysa.

Wasiirka wasaaaradda horumarinta beeraha Somaliland mudane Axmed Muumin Seed, iyo agaasimaha guud ayaa si rasmiya maanta u Daah-furay barnaamijkaasi.

Leave a Reply