Akhri: Magacyada Shir-guddoonka Hoggaamin doona Shir-weynaha 4-aad ee Xisbiga KULMIYE

0
715

Hargeysa (Dawan) Doorashada Shir-guddoonka hoggaamin doona shirweynaha 4-aad ee Xisbiga KULMIYE, ayaa la dooranayaa, waxaana soo jeedinaya madaxweynaha ahna guddoomiyaha KULMIYE, mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa soo jeediyey xubnaha Shirguddoonka shirweynaha, waxaanay kala yihiin.

Cabdinkariim xinif, inuu noqdo guddoomiyaha shirgudoonka Shirka.

Cali Maxamed Cali Caliyow, guddoomiye kuxigeenka koowaad.

Cabdillaahi Maxamed Daahir Cukuse kuxigeenk labaad.

Faysal Cumar Madar Qumuj Xoghayaha Shirweynaha.

Dhammaantood ergada shirka ayaa ansixisay xubnahan afarta ah.

Leave a Reply