Shirweynihi 4-aad ee Xisbiga KULMIYE oo Furmay iyo Tirada Ergooyinka ka soo Qayb-galay

0
537

Hargeysa (Dawan) Shirweynihi 4-aad eee xisbiga  KULMIYE, furmay, kaas oo ay hoolka shirku ka socdo siweyn ugu soo qul-qulayaan ergoogyinka kala duwan ee ka soo qayb galay.

Hada waxaa bilaabantay yeedhinta magacyada ergooyinka shirka ka soo qayb galay shirka.

Kun iyo boqol Ergay ayay dhan tahay tirada guud ee Ergooyinka ka soo qayb shirqeynaha 4aad ee xisboga talada dalka haya ee Kulmiye.

Wixii faahfaahina goordhaw filo

Leave a Reply