Madaxweynaha Somaliland oo ka Hadlay Kootada Haweenka iyo Beelaha la Hayb-sooco

0
486

Hargeysa (Dawan) Madaxweynaha Somaliland, midane Muuse Biixi Cabdi, oo ka hadlay arrinta kootada haweenka iyo beelaha la haub sooco, ayaa sheegay in aanay sax aheyn in laga saaro xeerka guud ee doorashooyinka Qaranka

Madaxweynaha Somaliland mudane Miise Biixi Cabdi, isaga oo arrimahaasi ka hadlaya waxaa uu yidhi. “In kootada dumarka iyo beelaha la hayb-sooco laga saaro xeerka guud ee doorashooyinka Qaranka sax may ahayn, waayo inay taliyaan oo ay xaq u leeyihiin Diiinteena Islaamka iyo sharcigeennuba way ogol yihiin.

Waar ILLAAHEY aynu ka yaabno oo hablaheenna aynu xaqooda dhawrno, xisbiga KULMIYENA ka daalimaayo oo waanu wadaynaa sidii arrintaasi loo gaadhilahaa”

Leave a Reply