Masuuliyiin DDS Ah oo Hada sii Macasalaameeyay Shirweynahi 4-aad ee Xisbiga KULMIYE.

0
512

Hargeysa (Dawan) Waftigi uu hogaaminayo wasiirka xafiiska waxbarashada ee DDS, ahna xubin ka tirsan gudiga fulinta ee xisbiga Barwaaqo Maxamed Faatax Maxamad, mudane Bashiir Shaafi Cumar, wasiirka ganacsiga iyo warshadaha, mudane Faysal Rashiid Cumar madaxa arimaha xisbiga ee xisbiga Barwaaqo ee deegaanka Soomaalida, ee ka soo qayb galay shirweynihi 4-aad ee xisbiga KULMIYE, ayaa hada sii macasalaameeyay shirka oo galay maalintiisi labaad.

Waxaana qudbad kooban ku sii maca salaameeyay wasiirka wasaaradda waxbarashada DDS.

Leave a Reply