Tirada Guud ee ogolaatay In aan la yareyn Tirada Golaha dhexe ee Xisbiga KULMIYE.

0
581

Hargeysa (Dawan) Shirguddoonka ayaa cod geliyey in la yareeyo tirada Xubnaha Golaha Dhexe oo laga dhigo 153, halka markii hore ay ahayd 241 xubnood.

Ergada ayaa cod aqlabiyada ah ku ansixiyey in golaha dhexe sidii hore loo qaadayo, waxaanay diideen in la yareeyo.

789 ayaa aqlabiyad ku ogolaaday in aan la yareyn tirada golaha dhexe ee xisbiga talada dalka haya ee KULMIYE.

Leave a Reply