Mdaxweynaha oo ka hadlay Muhiimada Doorashooyinka

0
540

Hargeysa- (Dawan)- Madaxweynaha Somaliland Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa sheegay in loo baahan yahay wakhtigeediina la joogi in la qabto doorashada Goleyaasha Wakiillada iyo Deegaanka, kuwaas oo uu xusay in ay muhiim tahay qabashadoodu, maadama oo ay muddo dhaaf yihiin.

Madaxweyne Biixi, oo ka hadlayey Xafladda Qallin jebinta Jaamacadda Camuud, waxa hoosta ka xariiqay in wixii qabyo ah ee jirta la dhamaystiri doono oo la geli doono marka la helo Goleyaal la soo doortay, laakiin inta ka horreysa doorashada qabsoomideeda ay ka shaqayn doonaan.

 

Leave a Reply