Ugu Yaraan Afar Ruux Oo Ku Geeriyooday Shil Baabuur

0
409

Hargeysa (Dawan)- Rabi haw naxariistee Inta la xaqiijiyey ugu yaraan afar ruux ayaa ku geeriyooday shil Gaadhi  oo saaka ku dhacay duleedka Dooxa Dacarbudhuq oo dhaca inta u dhaxaysa Hargeysa iyo Berbera.

Gaadhigan shilka galay oo ahaa nooca Xamuulka qaada ayaa siday xoolo waxaana ku bakhtiyey in ka badan 50 neef.

Leave a Reply