Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Biyaha oo ka Mahad Celiyay Xilka Madaxweynuhu u Magacaabay

0
710

Hargeysa (Dawan) Agaasimaha guud ee wasaaradda horumarinta biyaha Somaliland, ayaa ka mahad celiyay xilka madaxweynuhu u magacaabay.

Sawirka agaasimaha guud ee wasaaradda horumarinta biyaha Somaliland, mudane Maxamed Xasan DIrir, ee uu madaxweynaha Somaliland shalay u igmaday xilka wasaaraddaasi/xuquuqda sawirka Wargeyska Dawan

Agaasimaha guud ee wasaaradda horumarinta biyaha Somaliland, loo magacaabay mudane Maxamed Xasan Dirir, ayaa sheegay in uu aqbalay xilka uu madaxweynaha Somaliland u igmaday mudane Muuse Biixi Cabdi.

Halkan ka Daawo

Leave a Reply