Daawo: Ciyaaraha Gobolada Somaliland Oo Si Rasmiya Uga Furmay Magaalada Hargeysa

0
1158

Halka toos uga daawo Tartanka Ciyaaraha Gobolada Somaliland oo galabta si rasmiya uga furmo Garoonka Hargeysa stadium tartanka ayaa ka kooban qaybo kala duwan sida kubada Cagta Ciyaaraha basketball.ka iyo Ciyaaraha Orodada, Tartanka ciyaaraha Gobolada Somaliland ayaa waxa sidoo kale ka qayb qaadan doona 14.ka Gobo lee Somaliland.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here