Hargeysa-(Dawan)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Muuse Biixi Cabdi ayaa Qasriga madaxtooyadda ku qaabilay Axmed Mire Maxamed , oo ka mid ahaa udub-dhaxaadkii Ururkii SNM.
Kulanka ayaa waxa madaxweynaha ku wehelinayay Wasiirka Arrimaha gudaha Maxamed Kaahin Axmed iyo Wasiirka Wasaaradda dhalinyaradda iyo ciyaaraha Boos Mirre Maxamed.


