Booliska Degmada Faroweyne, ayaa soo bandhigay Shixnad Khamri ah oo ay qabteen, iyadoo dalka la soo gelinayo.
Shixnadan ayaa ka kooban 801 Litre oo Khamri ah.
Halkan ka Daawo Muuqaal:
[youtube https://www.youtube.com/watch?v=y1FIpPbejw0&w=560&h=315]




















