VideosWararka Dalka Toos u Daawo Tartanka Ciyaaraha Gobolada Somaliland (Daadmadheedh VS Saaxil) By admin - November 3, 2020 0 1820 FacebookTwitterPinterestWhatsApp Hargeysa-(Dawan)- Tartanka Ciyaaraha gobollada Somaliland ayaa si habsami ah uga socda garoonka kubadda Cagta iyo Orodka ee Hargeysa . Halkan ka Daawo Ciyaar Xiiso leh oo dhexmaraysa Gobollada Saaxil iyo Daadmadheedh