Wasaaradda Ciyaaraha oo ka Hadashay Dhammaadka Wajigii Koobaad ee Koobka Gobollada

0
363

Hargeysa (Dawan) Agaasimaha waaxda qorsheynta ee wasaaradda dhallinyarada iyo ciyaaraha Somaliland, Cabdirashiid Caydiid ayaa ka hadlay xidhitaanka wareega koobaad ee tartanka gobollada.

Sidoo kale waxaa uu faafhaahin ka bixiyay sida ay isu began yihiin, xulalka gobollada soo baxay iyo isu soo noqodka maalinta tartanka ciyaarahu ay dib u bilaabmi doonaan oo ah maalinta Axadda.

Leave a Reply