Maamuleyaasha Cashuuriga Beriga oo tababar loo furay

0
636

Agaasimaha guud ee Wasaaradda horumarinta Maaliyada, ayaa tababar uga furay magaalada Hargeysa maamuleyaasha Xafiiska Cashuuraha Beriga.

Tababarkan ayaa ku saabsan xeerka Dakhliga Cashuuraha Berriga, kaasoo lagu tababarayo saraakiisha sidii u dabaqi lahaayeen.

Halkan ka Daaw Muuqaalka munaasibada lagu furay tababarka:
[youtube https://www.youtube.com/watch?v=H11fA3yx3ig&w=560&h=315]

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here