Wafti ka Socda Dalka Jabuuti oo Hargeysa Soo Gaadhay

0
465

Hargeysa-(Dawan)- Wafti uu hoggaaminayo wasiirka Beeraha ,Xoolaha Iyo Kaluumaysiga ee dalka Jabuuti Maxamed Axmed Cawaale ayaa goordhaweyd soo gaadhay garoonka diyaaradaha Hargeysa .

Waxaana waftiga halka ku qaabilay soona dhaweeyay masuuliyiin ka tirsan xukumadda Somaliland oo ay qeyb ka ahaayeen , wasiirka wasaaradda Horumarinta beeraha Axmed Muumin Seed iyo wasiirka wasaaradda Horumarinta Khayraadka biyaha Maxamed Muuse Diiriye .

Waxaana masuuliyantan hadda u socda shir mana jirto faah faahin dheeriya oo ilaa hadda kasoo baxday .

Leave a Reply