War Qoraala oo Hadda ka Soo Baxay Wasaaradda Warfaafinta

0
839

Hargeysa (Dawan) Wareegto ka soo baxday Xafiiska wasiirka wasaaradda warfaafinta dhaqanka iyo wacyigelinta Jamhuuriyadda Somaliland, mudane Saleebaan Yuusuf Cali Koore,  ayaa hay’adaha kala duwan ee warbaahinta lagaga dalbanayaa inay dib u cusboonaysiistaan Ruqsadahooda.

Warkan qoraalka ah ee ka soo baxay xafiiska wasiirka wasaaradda warfaafinta iyo wacyigelinta mudane Saleebaan Yuusuf Cali Koore, oo soo gaadhay xafiiska Wargeysyada Dawan, ayaa u dhigneyd sidan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here