Sagaljet oo Maamuustay Ciise Tooni

0
880

Hargeysa-(Dawan)-Wariyaha da’da yar ee Ciise Tooni ayaa Maamulka shirkadda daabacaadda ee Sagaljet guddoonsiiyey abaalmarin isugu jirta billad iyo $1000 oo lacag ah.

Agaasimayaasha guud ee wasaaradaha Warfaafinta iyo Ciyaaraha ayaa ka qayb galay munaasibadda lagu maamusay wariyaha.

Ciise Tooni ayaa ahaa Xidhiidhiyaha ugu Wanaagsan tartanka Ciyaaraha gobollada Somaliland oo shalay soo idlaaday.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here