Akhri: Nuxurka War-qoraala oo ku Socda Mudanayaasha Golaha Wakiillada Somaliland

0
432

Hargeysa (Dawan) Kal-fadhigii 44-aad ee golaha wakiiladda Somaliland, ayaa furmi doona maalinta Sabtida ee fooda innagu soo haysa.

Waxaana xildhibaanada golaha wakiillada Somaliland,  lagu wargelinayaa inuu furmayo Kalfadhigii 44aad ee golahaasi, islamarkaana ay wakhtiga ilaaliyaan.

Fadhigan muddanayaasha ayaa sidiisii caadiga ahayd uu dib ugu furmi doono 21-ka bishan aynu ku jirno oo ku began maalin Sabti ah.

Waxaana sidan lagu sheegay war qoraala oo ka soo baxay xafiiska xughayaha guud ee golaha wakiillada Somaliland Cabdirisaaq Siciid Ayaanle.

Warkan qoraalka ah oo hadda soo gaadhay xafiiska warqabadka mareegta wargeysyada Dawan ayaa u dhignaa sidan.

Leave a Reply